Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargaysa.
November 9, 2021 - Written by admin
Madaxwayne kuxigeenka soma,iland iy xubno kamid ah golaha wasiirada somaliland ayaa maanta ka qqaybgalay munaasibad lagu xusay maalinta saxaafada somaliland oo lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo uu soo agaasimay ururka suxufiyiinta somaliland ee solja.



