Muuse Biixi Oo Amray In Baadhis Maaliyadeed Lagu Sameeyo Komishanka Doorashooyinka
November 6, 2021 - Written by admin
:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu hanti dhawraha guud ku amray in ay baadhis maaliyadeed ay ku sameeyaan komishanka doorashooyinka Somaliland.
Maxay noqon karaan ujeedooyinka ka danbeeya baadhista Muuse Biixi ku beegsaday guddida doorashooyinka Somaliland?