|
|||||
Gabileynewsonline.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Kormeeray Suuqa Gubtay Ee Waaheen
April 13, 2022 - Written by admin: Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno xukuumadda katirsan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta kormeer ku tegay goobaha loo qorsheeyey in la dejiyo dadkii ku ganacsan jirey suuqa weyn ee Waaheen ee uu dhawaan dabku baabiiyey.
COMMENTS
|
Latest News
|