|
|||||
Gabileynewsonline.com
๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ต๐ถ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ ๐ ๐ฏ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐บ๐๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐๐ธ๐๐๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐?
May 23, 2022 - Written by adminWaxa xalay niskii dambe lagu kala kacay wada hadaladii xisbiyadda mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland ay u balansanaayeen. Fashilka wada xaajoodkan ayaa yimid ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ergada uga qayb galaysa magacyadoodu ay dibada u soo baxeen kuwaas oo ay xisbiyada mucaaradka ahina ay ka biyo diideen. Xisbiyada mucaaradka ah ayaa diidmadooda u cuskaday in xubnaha ay hor fadhiisan doonaan aanay talada iyo waxa lagu heshiiyo midkoodna fulin karin.
COMMENTS
|
Latest News
|