๐ถ๐๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ข๐ผ ๐ฅ๐ฒ๐ท๐ท๐ผ ๐ซ๐๐บ๐ผ ๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ
May 24, 2022 - Written by admin
Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani oo caawa la kulmay Xukuumadda ayaa walaac ka muujiyay Heshiis laga khilaafka ka taagan arrinta doorashada.
Markii ay kulankaasi ka soo baxeen ayay warbaahinta u warameen,
โ Kulankii caawa ee Xisbiyada mucaaradka iyo Xukumadda dhammaan qodobadii doorashada ee aanu ka wada hadalnay ma jiro wax is afgarad iyo heshiis ah oo aanu ka gaadhnay noomanay muuqan wax dambe oo wada hadal ah oo la isugu soo noqdo..โ