Gabileynewsonline.com
Badhasaabka Gabiley Oo Unbulance Ku Wareejiyay Degaanka Caadda
May 11, 2022 - Written by admin

: Badhasaabka gobolia Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta baabuur Anbulance ah ku wareejiyay maamulka degaanka Caadda ee woqooyiga Gabiley.


Baabuurkaasi Anbulance ka ayay bulshada deegaanka Caadu si isku tashiya ay dhaqaalaha lagu soo iibiyay iskaga ururiyeen.
Hawshaasi bulshadda degaanka kala sgaqeeyay gudida DDI, iyadoo ay dawladduna kala waregtay.
Munaasibad loo qabtay wareejinta baabuurkaasi waxaa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda Tignolojiyadda iyo isgaadhsiinta Somaliland, wasiir ku-xigeenka xanannada Xolaha Yurub Abiin.

COMMENTS
Latest News