Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Suurto Galka Wahadal Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
May 20, 2022 - Written by admin
siyaasi cabdilaahi cukuse oo katirsan xisbiga wadani ayaa ka dayriyay in ay suurto gal tahay in ay qabsoomaan wada hadal ubalansan yihiin xukuumada iyo mucaaridka oo lagag wada hadlayo doorashooinka dalka kusoo foole ,khilaafka komishanka
Sidoo kale siyaasi cukuse ayaa sigaara ula hadlay madaxdhaqameedka beesha habar jeclo oo uu ka dalbaday in ay dalka ukala gurmadaan maadama ay yihiin beesha kaliya ee aan lahayn musharax madaxwayne