|
|||||
Gabileynewsonline.com
Badhasaabka Gabiley Oo Qaabilay Madax Ka Socday Haayadda UNDP
June 5, 2022 - Written by adminBadhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haayadda haayadda UNDP guddiga qandaraasyadda Somaliland iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda Hawlaha guud.
COMMENTS
|
Latest News
|