|
|||||
Gabileynewsonline.com
Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay
June 7, 2022 - Written by admin: Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta bisha June ayaa lagu qabtay buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil.
balaadhan ee lagu qabtay ee xuska maalinta Deegaanka Adduunka ayaa lagu qabtay buurta Gacan-libaax, halkaasoo ay goob joog ka ahayd wasiirka deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare.
munaasibadaasi waxay soo kor meertay xarunta Dhir-kobcinta iyo Banaanka hoose ee buurta Gacan-libaax, halkaasoo meelo ka mida Carro-guur xumi ka dhacay. DAAWO: Xuska 5 June iyo Munaasibadii Lagu Qabtay Buurta Gacan-libaax
COMMENTS
|
Latest News
|