Published:

Ciidamada Nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay dhaco naxdin leh kadib markii gabadh yar oo ku seexatay shadad ay ku ciyaaraysay uu gaadhi jiidhay

Ciidamada nabadgalayada wadooyinka ayaa sheegay in gabadhii yarayd xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayo cisbitaalka hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Ciidanka Nabad-galyada Wadooyinka oo ka Warbixiyay ilmo yar oo Shandad ku dhaxjira oo Gaadhi Jiidhay

News Related