Gabileynewsonline.com
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Olole Nadiifin Ah Ka Fulisay Xabaalaha Baqiic
July 28, 2022 - Written by admin

Dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo maanta samaysay ololihii bilaha ee ay nadiifinta caasimada ayaa maanta ololaha nadifinta ka fulisay xabaalaha baqiic ee galbeedka hargasya

Waxaana ololahan ka qayb qaatay maayarka caasimada hargasya .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maayir Mooge oo Meytida Hargeysa u Gurmaday + Muuqaalo Yaab-leh

 

COMMENTS
Latest News