Gabileynewsonline.com
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kala Diray Shaqaalaha Ka Shaqaynaya Diwaangalinta Hantida Maguurtada Ah
July 20, 2022 - Written by admin

)-Dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah ubilowday diwaangalinta hantida maguurtada ah ee guryaha iyo dhulka banana,

Maayarka magaalada gabiley oo saaka kala diray shaqaalaha ka shaqayn doono diwaangalinta hantida ma Guurtada ah ayaa la dardaarmay shaqaalaha ka hawl gali doono isagoo farina udiray shacabka iyo masuuliyiinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maayarka Gabiley ayaa manta kala diray shaqaalihii ka Shaqaynayay diwaan galinta hantida ma Guurtada

COMMENTS
Latest News