Published:

-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka somalilland ee xukuumadu ku xidh xidhay mudaharaadkii mucaaridka ee ka dhacay magaalada hargaysa islamarkaana jeelka madheera ku xidhan mudo 25cisho ah ayaa xeer ilaalinta Somaliland maxkamada usoo gudbisay eedaha lagu eedaynayo.

 

Midkamid ah qareenada udoodaya masuuliyinta xisbiyada mucaaridka ee xidhan ayaa ka waramay eedaha loo hayso oo ay xeer ilaalintu usoo gudbisay maxkamada gobolka maroodi jeex iyadoo sidoo kale la mudeeyay wakhtiga lagu soo oogayo dacwada sida uu qareenku sheegay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

News Related