Gabileynewsonline.com
Beesha Caalamka Oo Baaq Kasoo Saaray Banaan Baxyadii Ka Dhacay Somaliland
August 12, 2022 - Written by admin

Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaalada syaasadeed ee Somaliland iyo banana baxyada ka bilowday kuwaasi oo ay ku dhinteen dad tiro badani

Wadamada maraykanka iyo midowga yurub ayaa xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay xaliyaan khilaafka udhexeeyay kuna soo noqdaan miska wada hadalada/

Beesha Caalamka ayaa    Walaac ka Muujisay Awooda loo Adeegsaday

COMMENTS
Latest News