Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Beelaha Ciise.
August 4, 2022 - Written by admin

-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sh, Muxumed oo ka Qaybgalay shirka beesha ciise uga furmay deegaanka Ayshaca Ee Ismaamulka somalida ee dalka itoobiya ayaa ka jeediyay Khubad dhinacyo badan taabanaysa oo la xidhiidha muhiimada Uu shirka ciise uleeyahay guud ahaan somalida oo dhan gaar Ahaan midnimada beesha ciise

Sidoo kale suldaan ismaaciil ayaa balan qaaday in ay ka beel ahaan ka dawlad ahaanba diyaar uyihiin wixii looga baahdo dhinacooda.

Dhanka kale Suldaan Ismaaciil ayaa ka hadlay beesha ciise iyo saamaynta ay ku leedahay dalalka jabuuti, Somaliland iyo DDS.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

wuxuuna intaasi ku daray in ay la soo bixi doonaan go'aammo dhaxalgal ah

 

COMMENTS
Latest News