Published:

)Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed xinif ayaa qaadhaan lacageed oo ay iska soo ururiyeen shaqaalaha haayada islamarkaana kaga qayb qaadanayaan gurmadka dib udhiska suuqa waaheen ku warejiyay gudida dib udhiska oo uu horkacayo wasiirka diinta iyo awqaafta.

Qaadhaan lacageed ee ay shaqaalaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaashu ku wareejiyeen gududa dib udhista suuqa waaheen ayaa dhanayd 23487 USD.

News Related