Published:

Shirkada dhaweeye oo kamid ah shirkadaha tobankii sano ee u dambeeyey laga aas aasay somaliland iyo dalalka jaarka la ah ayaa noqotay hormoodka fikradaha ganacsi ee guuleystay kuwaas oo ka hanaqaaday geeska africa.

Sidoo kale shirkada dhaweeye ayaa noqotay mid adeegeedu bulshada somaliland ay ugu diirsadeen, taas oo noqotay in adeega shirkada dhaweeye uu si xawliya uga shaqeeyo gudaha caasimada hargeisa noqdana gaadiidka ugu badan ee lagu isticmaalo gudaha magaalada hargeisa .

Dhinaca kale bulshada ayaa aad ugu raysay adeega shirkadana oo ay dheertahay aaminaad iyo amaano ay isaga xilsaaree si masuuliyadi ku jirto.

Shirkada dhaweeye ayaa ah shirkad dadka iyo alaabaha kala duwan ukala qaada gudaha caasimada hargresa, iyadoo si war war la’aan ah oo damaanad leh ay kuugu geynayso meelkasta iyo xaafad kasta oo kamida degmooyinka hargrisa oo aad u igmato.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;

Cajiib: Adeeg Amniga Somaliland wax weyn ka Taray & Dalalka kale ee uu ka Shaqeeyo.

News Related