Published:

Mashruuca banka wajaale oo qaybo kamid ah ciidamada kala duwan ee dawlada degan yihiin islamarkana manaafacsadaan ayaa loo fasaxay in ay daaqaan xooolaha ay wataan dadka abaaraysa ee kasoo guuray gobolada somaliland kuwa ku dhaqan deegaanka.

Sidoo kale waxaa maanta booqday banka wajaale ee mashruuca dawlada wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo xubno kale.

Mashruucii Banka Wajaale Oo Dadka Abaaraysan Loo Fasaxay

News Related