Published:

Marwo sucaad Carmiye Odowaa oo kamid ah hablaha haldoorka ah ee reer Somaliland ayaa ayaan daro ku tilmaamtay in madaxwaynaha kursiga ku fadhiya laga sugo wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso.

"In nin kursiga ku fadhiya laga sugo xilliga doorashadu dhacayso waa ayaan darro" Sucaad Carmiye

 

News Related