Published:

Gudoomyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo xubno kale oo katirsan xisbiga ayaa aanta kulan la qaatay siyaasiyiin, aqoonyahanka xisbiga ee beesha subeer awal kaasi oo ka qabsoomay huteelka baraar ee magaalada hargaysa .

Sidoo kale siyaasiyiinta subeer awal oo faah faahsan ka bixiyay kuan ayaa sheegay in ay taageero buuxda la barbar taagan yihiin xisbiga iyo banaan baxyada la doonayo dalka in ay ka dhacaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Beesha Habar Awal Oo Taageero Xoog Leh U Muujisay Xisbiga Waddani

 

News Related