Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Magacaabay Gudi Baadhi Doonta Khasaaraha Ka Dhashay Mudo Haraadki
August 14, 2022 - Written by admin

Labada xisbi mucaarid ee waddani iy Ucid ayaa magacaabay gudi baadhiseed soo ururin doonta khasaarihii ka dhashay mudo haraadkii labada xisbi ee maalintii khamiistii ka dhacay gobolada dalka kaasi oo ku dhinteen dad shacab ah halka kuwo kalena laga xidhay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Xisbiyada Mucaaradka Oo Magacaabay Gudi Badhaysa Dadkii Ku Dhintay  Mudaharaadkii Dhacay

COMMENTS
Latest News