Published:

Gobolka Awdal waa nabad waligiina nabadbuu ahaa madaxweyne Muuse Biixi waan soo dhaweyneynaa waana gobolkisii waa degmadiisii waa magaaladisii waana madaxweyne qaran markaa cidna kama xigto .

Sida laga soo xigtay ilo wareeyo xog ogaal ah CID degmadu waa iney propaganda ay ku sheegayaan qaybo kamid ah magaalada borama. Waa nasiib darro fikradda Been abuurka ah ay u gudbinayaan maamulka Gobolka , hadaba caqliga wanaagsani wuxuu muhiim u yahay qofka shaqada xirfadaheega aqooneed yaqaana ee maaha iney wax aanjirin sameyaan .

Sidaasi darteed waxaan u sheegayaa CID degmada borama waar waxba been ha u sheegina Badhasaabka G Awdal oo ha odhalina beelihii maxamed-case ayaa ku mudaharaadaya madaxweynaha JSL mudane muuse biixi cabdi.

Beelaha Maxamed-case waa kuwii doortey madaxweyne sinaayo’waa kuwii doortey madaxweynaha hada jooga ee mudane Muuse Biixi Cabdi marnaba kama suurta gasho propaganda aad wadaan.

Beelaha Maxamed-case waajib ayaa ka saaran madaxweynahooga & xisbigooda kulmiye’ Somaliland wey taqanaa cida ka soo horjeeda danaha dalka JSL.

By Ahmed hargeysaawi

Berbera saaxil

News Related