Gabileynewsonline.com
Xisbiga Kulmiye Oo Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Ansixinta Asxaabta Ugudbiyay Shuruudihii Looga Baahnaa
September 18, 2022 - Written by admin

)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan masuuliyiinta sar sare ee xisbigu ayaa maanta gudida diwaangalinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka ugudbiyay shuruudihii looga baahnaa xisbiyada jira ee uuu ku waajibiyay xeer 14,

Xisbiga Kulmiye oo u Gudbiyey Guddiga Diiwaangelinta Shuruudaha Xeer 14

COMMENTS
Latest News