Gabileynewsonline.com
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Ka Xogwaramay Xaqiiqada Raadka Shidaal Ee Laga Helay Deegaanka Baho Dhamal
October 2, 2022 - Written by admin

Wasiirkii hore ee wasaarada macdanta iyo tamarta eng xuseen ayaa laga xogwaraysay raadka shidaal ee laga helay deegaanka baho dhamal ee duleenka caasimada hargaysa iyo waxa uu xog ka hayo maadama uu ahaa masuulkii ugu mudada dheeree ee wasaarada islamarkaana mudadaasi sameeyay baadhitaano.

Deg-Deg: Xaqiiqadii Shidaalka Baha-Dhamal oo La Soo Bandhigay

COMMENTS
Latest News