Published:

Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee gobolka iyo dilal mudooyinkii udanbeeyay ka dhacay gobolka isagoo maalmahan ku sugnaa magaalada ceel afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha gobolka sanaag oo ka war-bixiyey xaaladda guud ee nabad gelyada gobolka

News Related