Published:

-Caasimada dawlad deegaanka somalida ee jig jiga ayaa markii ohoraysa lagu qabtay bandhiga caalamiga ah ee buugaagta

Waxaana furintaanka munaasibada bandhiga buugaagta ka qaybgalay madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar.

Magalada jigjiga Ayaa markii ugu Horyasay Lagu Qabtay Bandhiga Calamiga Ah ee Buugaagta.

 

News Related