DAAWO;-Bandhiga Buuga Hortay Jire Oo Laga Abwaan Cali Jaamac Haabiil Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 4, 2022 - Written by admin
Waxaa magaalada hargaysa lagu soo bandhigay buug laga qoray abwaan cali jaamac haabiil kaasi oo ay kasoo qaybgaleen munaasibada bandhigiisa wasiiro,abwaan iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.



