Published:

Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka Somaliland maxamed xaaji aadan ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka Sweden oo safar shaqo ku tagay.

Waxaana soo dhaweeyay wasiirka safiirka somaliand ufadhiya dalka Sweden iyo jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden.

Dhanka kale wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo arimaha Dastuurka ayaa kulan la yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden kaasi oo uu soo qaban qaabiyay safiirka Somaliland ufadhiya Sweden Amb sakariye xasan wacays.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Dalka Sweden oo lagu soo dhaweeyay wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somalialnd.

News Related