Published:

Fanaanad halgamaa shamis cali faarax (shamis qarda jeex” ayaa culus ujeediyay hogaanka xisbiyada mucaaridka xubno kale oo ay sheegtay in ay buuqa iyo weerarka qabiilaysan ee madaxwaynaha ku hayaan ay tahay mid ka mudo soo jirtay islamarkaana ay huwan tahay nacayb

Sidoo kale marwo shamis qarda jeex ayaa fariin culus udiray ex wasiir cadaani oo hada kamid ah xisbiga waddani iyadoo xusuusisay xiligii uu u ooyi jiray muuse bixi,kuna waanisay in uu ka waantoobo hadalada naca xambaarsan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Fanaanad Farta ku Fiiqday Ex-Wasiir Caddaani & Madaxda Mucaaradka Somaliland

 

News Related