Published:

-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof axmed ismaaciil samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib markii uu kazoo laabtay safar uu ku tagay dalka jabuuti

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka hilaac ayaa ka warbixiyay ujeedada safar uu maalmo ugu maqnaa dalka jabuuti iyo waxyaabaha uu kusoo arkay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Wadooyin dib loo dhiso, kuwo cusub oo la sameeyo ayaa inoo yaalla.." Prof. Axmed Ismaaciil Samatar.

 

News Related