Published:

-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale cadeeyay In aanay wixii 13november ka danbeeyay aqoonsanayn xukuumada madaxwane biixi oo mudo xileedkeedu ku dhan yahay 7cisho kadib islamarkaana aanay waxba ka jirin mudo kordhintii ay usameeyeen golaha Guurtidu.

" Qoladan ma jidho-land waxaanu leenahay ......." Faysal Cali Waraabe oo u jawaabay Puntland.

News Related