Published:

Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta xabsiga madheera ku soo Booqday 62Dhalinyaro ah oo xukuumadu dhawaan kazoo xidh xidhay magaalada burco kuwasi oo looso dhaadhiciyay jeelka madheera ee gobolka saaxil.

Masuuliyiinta xisbiga waddani ayaa ka warbixiyay xaalada ay sugan yihiin dhalinayaradani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xisbiga WADDANI oo xabsiga mandheera ku booqday 62 dhalinyaro ah oo laga soo xidhay magaalada Burco

News Related