Published:

 

Maamulka gobolka togdheer ayaa ka hadlay banana bax rabshado wata oo habeenkii xalay ka dhacay magaalada burco kaasi oo ay ku dhaawacmeen dad shacab ah iyo askar

Sidoo kale maamulka gobolka ayaa hanjabaad culus udiray cidkasta oo isku dayda mudo haraad sharci daro in ay talaabo adag ka qaadayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha Togdheer ayaa sheegay Banaanbaxayaashii xalay ee Burco inay ahayeen tuugtii lasoo daayay

News Related