Published:

Siyaasi rashiid  Jaamac Yuusuf (sheekhul axmar) oo kamid ah golaha fulinta ee xisbiga waddani ayaa sheegay in mawqifka xisbigoogu ka qaatay xukuumada aan laga wada tashan islamarkaana cid gaar ahi ay gaadhay kuwaasi oo uu kazoo horjeestay.

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa xisbigii uu katirsanaa ee waddani ugu baaqay in ay ka noqdaan go,aanadaasi

Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa fariin udiray madaxwayne biixi oo uu ugu baaqay in uu miiska wada hadalka kusoo laabto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Siyaasi ka Tirsan Xisbiga Wadani oo Sheegay in ay Madaxwaynaha Laba Jeer Isa Salaameen.

 

News Related