Published:

Somaliland ayaa mudadii ay jirtay marxalado kala duwan kuwaasi oo maalinba meel taagaan hadaba xubno badan oo hada badi geeriyooday oo xilal kazoo qabtay Somaliland ayaa maalinta ka hadlay waxa taagan maxamed ismaaciil bulaale alle ha,unaxariistee xilal wasiirnimo iyo xoghayihii guud ee xisbigii Udubna soo noqday ayaa ka waramay xaalada Somaliland iyo sidii loogu dhawaaqay gooni isku taaga Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xog Xasaasiya: "Somalilnd-nimadu way ka Culustahay wax kooxi..." Maxamed Ismaciil Bulaale

News Related