Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Diiday Jawaab In Uu ka Bixiyo Su,aal Laga Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Oo La Taliyena Ka Ahaa Wasaaradiisa!
November 9, 2022 - Written by admin
Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed kaahin ayaa diiday in uu ka hadlo xadhiga afhayeenkii waasaarada arimaha dibada axmed yuusuf cilmi (suudi” islamarkaana la taliye ka ahaa wasaarada arimaha gudaha oo xidhan mudo ka badan 15cisho
Wasiirka kaahin oo su,aal laga waydiiday xadhiga masuulka wasaaradiisa la taliyaha ka ahaa ayaa gabi ahaanba diiday in uu wax jawaaba ka bixiyo.