Published:

Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed kaahin ayaa diiday in uu ka hadlo xadhiga afhayeenkii waasaarada arimaha dibada axmed yuusuf cilmi (suudi” islamarkaana la taliye ka ahaa wasaarada arimaha gudaha oo xidhan mudo ka badan 15cisho

Wasiirka kaahin oo su,aal laga waydiiday xadhiga masuulka wasaaradiisa la taliyaha ka ahaa ayaa gabi ahaanba diiday in uu wax jawaaba ka bixiyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Gaabsaday Su,aal Laga Weydiyay Masuul Dawlada Ka Tirsan Oo La Xidhay.

News Related