Published:

Wasiirka wasaarada Isgaadhsiintaiyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aankii xisbiyada mucaaridka ka qaateen xukuumada

Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa sheegay In Aanay marnaba xukuumada Wada hadal la furay xisbiyada mucaaridka ilaa ay kazoo noqdaan go,aankii ay ku sheegeen in aanay madaxwaynaha aqoonsanayn wixii ka danbeeyay 13november.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Wada hadal danbe la furimayno Xisbiyada Mucaaridka"  Wasiir Cabdi Wali.

News Related