Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Ka Hadlay Muhiimada Uu Leeyahay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Geed Deeble.
November 28, 2022 - Written by admin
Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay dhaam biyood hoose oo laga hirgalinayo deegaanka geed deeble oo duleedka hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;