Published:

Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii Somaliland kusoo caano maashay ee ay kaga soo gudubtay marxalado adag.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

" Waxaa nala yidhaa Nabada waad caabudaan, waxaanan leeyahay........" Wasiir Koore.

News Related