Published:

Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in ay jiraan xubno tartankii golayaasha deegaanka iyo wakiilada kusoo galay shahaadooyinka been abuur oo ay soo samaysteen islamarkaana ay yihiin kuwa ugu qaylada badan

Sidoo kale wasiir toorno ayaa sheegay in ay soo bandhigi doonaan magacyada Xubnahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Masuuliyiin Golayaasha Fadhiya Oo Ka Been abuuray Shahaadooyinkii ay kusoo galeen Doorashada

News Related