|
|||||
Gabileynewsonline.com
Waxaa Layaab Leh Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Gobolka Ugu Magacaaban Wasiirka Gobolka Ama Qaranka, Inuu Maanta Noqday Wasiir Reer”Maayar kuxigeenka Gabiley
November 21, 2022 - Written by adminMashaariicaha dowlada dhexe ka imada ama hayadahaa soo. Dhex mara .degmooyinka oo ay ugu horeyso degmada alleybaday iyo kuwa lamidka ah ee ubaahan adeegyo bulsho. Maadama uu yahay wasirkii gobolka Masharicaha maanta la dhagax dhegay ee wasiirku geeyay meelo ugaara waxaa kamida; 1.;Ijaara oo dhaambiyood aad uwayn ka dhagax dhigay isagoo lakashanaya wasirka biyaha iyo phara foundation oo fulinaysay
3 ilinta yar dhaam biyood laga dhisay xadhigana laga jaiaray Hadaba waxaa is waydin leh alleybaday wasir umaha miyaa xitaa hal mashruc miyuu gayn kari waayay Wasirka xitaa hab qabilaysan usiinayay hadalka gobahaasi xildhibaanada Ana iga reebay liiskii hadalka. Waxaan leeyahay wasir cabdiweli Maalinta aad degankaga masharic ka fulinaysid Ayaad.timaadaa gobolka . Alleybaday oo mini dhamyar hayada FAO ka hergelisay xitaa kamad soo qayb gelin adiga iyo wasirka biyuhuba. Marka Gabiley na wad timadaa taasi waxay cadayn utahay Inaad tahay wasirkii ugu horeyay ee gabiley Ukala Abtiriyay kala qaybiyayna .. Oo kala dhigay Alleybaday iyo gabiley. Waxaan leyahay wasirka tarikhdaa madow ayaa ku xusi doonta. Wasiradii gabolka soomaray ee kasoo jeeday alleybaday gabiley way usinayd waxay geliyeena waa la ogyahay lakin Aduu waxad noqotay wasiir reer ??? Dhagax dhiga iyo xadhig kajarka meelo masharicaysan dawade.iyo makhraati ka noqon maayo. QORE; Maayar kuxigeenka degmada Gabiley Cabdilaahi Ismaaciil Cabdi
COMMENTS
|
Latest News
|