Published:

Mashaariicaha dowlada dhexe ka imada ama hayadahaa soo. Dhex mara  .degmooyinka oo ay ugu horeyso degmada alleybaday iyo kuwa  lamidka ah ee ubaahan adeegyo bulsho. Maadama uu yahay wasirkii gobolka

Masharicaha maanta la dhagax dhegay ee wasiirku geeyay meelo ugaara waxaa kamida;

1.;Ijaara oo dhaambiyood aad uwayn ka dhagax dhigay isagoo lakashanaya wasirka biyaha iyo phara foundation oo fulinaysay

  1. Ceelbiyood .ceel xadi laga dhagax dhigay

3   ilinta yar  dhaam biyood laga dhisay xadhigana laga jaiaray

Hadaba waxaa is waydin leh alleybaday wasir umaha miyaa xitaa hal mashruc miyuu gayn kari waayay

Wasirka xitaa hab qabilaysan usiinayay hadalka  gobahaasi xildhibaanada Ana iga reebay liiskii hadalka.

Waxaan leeyahay wasir cabdiweli Maalinta aad degankaga masharic ka fulinaysid Ayaad.timaadaa gobolka .

Alleybaday oo mini dhamyar hayada FAO  ka hergelisay xitaa kamad soo qayb gelin adiga iyo wasirka biyuhuba. Marka Gabiley na wad timadaa taasi waxay cadayn utahay

Inaad tahay wasirkii ugu horeyay ee gabiley Ukala Abtiriyay kala qaybiyayna  .. Oo kala dhigay Alleybaday iyo gabiley.

Waxaan leyahay wasirka tarikhdaa madow ayaa ku xusi doonta.

Wasiradii gabolka soomaray  ee kasoo jeeday alleybaday gabiley way usinayd waxay geliyeena waa la ogyahay lakin Aduu waxad noqotay wasiir reer ???

Dhagax dhiga iyo xadhig kajarka meelo masharicaysan   dawade.iyo makhraati ka noqon maayo.

QORE; Maayar kuxigeenka degmada Gabiley Cabdilaahi Ismaaciil Cabdi

News Related