Published:

-Qaarkamid ah waxgaradka ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada gobolka Awdal ayaa soo saray bayaan ay kaga hadlayaa xaalada dalka iyo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan

Sidoo kale waxgaradka iyo dhalinyarada ayaa sheegay in aanay ogolaanayn doorsho aan laysla ogolayn oo dalka ka dhacda islamarkaana 13november ka hor hadii xal la gaadhi waayo aanay aqoonsanayn xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

War-Murtiyeed ay Soo Saareen Qaar Ka Mid ah Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Gobolka Awdal.

 

News Related