Published:

Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii golaha ee maanta ku ansixiyay miisaaniyada 2023 oo mudooyinkii udanbeeyay ay gacanta ku haysay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada.

News Related