Xoghayaha Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Waad Uhiilisay, Ee Kamaad Hiilin, Cabdiraxmaan Iyo Reer Gabileyna Waad Ka Hiilisay” Siyaasi Cali Guray.
November 17, 2022 - Written by admin
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka dareen celiyay hadal kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani Khadar xuseen kaasi oo uu gabileyna kula dul dhacay isagoo sheegay in uu ku gefay gabiley islamarkaana uu uhiiliyay muuse biixi halka uu ka hiiliyay musharax cabdiraxmaan cirro iyo reer gabileyna.


isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu yidhi.