Published:

Garyaqaan Guuleed Dafac oo katirsan xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banaan ee somaliland ayaa ka hadlay xadhiga Muwaadin Axmed Maxamed Cabdi Daa,uud oo mudo sifo sharciga baalmarsan ugu xidhan magaalada hargaysa isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay eedaha loo hayso

Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac ayaa walaac ka muujiyay madaxwaynihii qaranka oo ku mashquulsan baraha bulshada iyo dhaliilaha looga jeediyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

''Waan la yaabahay in Madaxweynuhu baraha bulshada ka eego dhaliilaha loo jeediyo!''

News Related