Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Sheegay In Ay Joojiyeen Shirkad Abniga Ka Shaqaynaysa Oo Khilaaf Ka Dhalisay Gobolka
December 13, 2022 - Written by admin
-Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa sheegay in ay joojiyeen shirkad abniga boorama lagu wareejinayay oo bulshadu ka horyimaadeen.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
