Published:

Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somailand ayaa si adag uga hadlay dilalka kusoo noq noqday magaalada laascanood iyo rabashadihii ka dhashay dilkii marxuum cabditafaax cabdilaahi hadraawi oo ahaa masuulkii ugu danbeeyay ee lagu dilay

Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa ciidamada booliska Somaliland ka dalbaday in ay bulshada ucadeeyaan cida laynaysa haldoorka bulshada reer laascanood.

HAKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xasaasi: "Dilalka Laas-caanood Maalinta Qiyaamaha waa..." Xildhibaan Maxamed Abiib

 

News Related