Published:

Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) Oo Kamid Aha Aasasayaashii Urur Siyaasadeedka Barwaaqo, Dhawaana ay ka Wada Baxeen Ururkaasi Isaga Iyo 12-Siyaasi Oo Kale, Ayaa Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Hogaamiyaha Ururka Barwaaqo Dr Maxaned Cabdi Gaboose, Oo Uu Ku Tilmaamay Siyaasi Aan Waxba Lala Yeelan Karin, Islamarkaana Ay Ku Soo Baxeen Dhamaan Eedihii Ay U Jeedinayeen Dadka Siyaasadiisa Dhaliila.

Sidoo kale Siyaasi axmed ayaa sheegay in aanu gaboose wax taageero ah ka haysan beesha uu kazoo jeedo islamarkaana safarkii ay burco ku tageen ay ku sigteen in la dilo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Deg-Deg: Nin Lasoo Shaqeeyay Gaboose oo Galkiisa Furay

 

News Related